Hay’ada samafalka Shacabka oo sanadkan afurineysa 20-kun oo danyar ah (Ka qeyb qaado)

Hay’ada samafalka shacabka waa hay’ad si dhow ula shaqysa bulshada gaar ahaan kuwooda taagta daran ee Soomaaliyeed. Ujeedada ugu wayn waxaytahay kaqayb qaadashada hormarinta iyo caawinta dadka fuqarada ah. Ayadoo lagu jiro xili abaaro ah lana sugayo bisha barakaysan ee ramadaan, hay’addu waxa y u istaagtay Sanadkii 3 aad Afurinta bulshada ku soo barakacday Goblka … Continue reading Hay’ada samafalka Shacabka oo sanadkan afurineysa 20-kun oo danyar ah (Ka qeyb qaado)